Madaxweyne Qoor Qoor oo shir xasaasi ah Gudoomiyay Baaqna u diray Ahlu Sunna (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo xalay ka dhacay Xarunta Madaxtooyada DGM. Kulanka ayaa diirrada lagu saaray qodobo ay ka mid ahaayeen • Xaaladda guud ee Amniga Galmudug • Arrimaha Doorashooyinka Dood iyo falanqayn dheer kadib Golaha wasiiradu waxay soo saareen qodobada soo socda. 1. Golahu … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo shir xasaasi ah Gudoomiyay Baaqna u diray Ahlu Sunna (Sawirro)